Cumar Filish oo Hadiyad Gudoonsiiyay Duqa magaalada Durban (Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish oo ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa la kulmay duqa magaalada Durban ee gobolka Kwazulu Natal. Duqa magaalada Muqdisho iyo xubno la socday ayaa xafiiska waxa ay ku booqdeen Duqa magaalada Durban, waxa ayna labada dhinac wada hadleen sidii xiriir wanaagsan iyo wadashaqeyn dhaw u … Continue reading Cumar Filish oo Hadiyad Gudoonsiiyay Duqa magaalada Durban (Daawo Sawirada)